![somturk family](/img/default-banner.jpg)
- 339
- 12 883 358
somturk family
Приєднався 20 гру 2017
XAFLADI 1LUULYO İYO SIDAAN UGU DABAAL DAGNAY ANKARA🇸🇴🩸💕
XAFLADI 1LUULYO İYO SIDAAN UGU DABAAL DAGNAY ANKARA🇸🇴🩸💕
Переглядів: 9 100
Відео
DAMASHAADKEENİİ….,,,,CİİDA🤗IGU QAATA MY 💕
Переглядів 9 тис.День тому
DAMASHAADKEENİİ….,,,,CİİDA🤗IGU QAATA MY 💕
MAALİNTEENİ LABAAD E CİİDA İYO SIDA U WADA QADANAY MY FAMILY 🤗💕
Переглядів 20 тис.14 днів тому
MAALİNTEENİ LABAAD E CİİDA İYO SIDA U WADA QADANAY MY FAMILY 🤗💕
CİİD WANAAGSAN MALİNTEENİ 1 ee CİİDA İYO SIDAAN U CİİDNAY#trk Ankara 💕
Переглядів 22 тис.14 днів тому
CİİD WANAAGSAN MALİNTEENİ 1 ee CİİDA İYO SIDAAN U CİİDNAY#trk Ankara 💕
CİLAN SAAR,CİİD İSKU DİYARIN İYO GABDHEYDA TANİJADA SO QADANEYSAY✌️😍
Переглядів 12 тис.21 день тому
CİLAN SAAR,CİİD İSKU DİYARIN İYO GABDHEYDA TANİJADA SO QADANEYSAY✌️😍
MY ROUTINE{JADWALKEYGA MAALMEED}MY FAMILY✌️💕
Переглядів 14 тис.21 день тому
MY ROUTINE{JADWALKEYGA MAALMEED}MY FAMILY✌️💕
AYUUTO {TÜRKİ İYO SOMALİ 🇸🇴 WAXAAN KU KULAN MY WALASHEY GURİGEED💕💫
Переглядів 24 тис.21 день тому
AYUUTO {TÜRKİ İYO SOMALİ 🇸🇴 WAXAAN KU KULAN MY WALASHEY GURİGEED💕💫
MUNAMELEK O XAFLADA QALİNJABİN QURUX BADAN LO SAMEEYAY💐❤️🙏🏼
Переглядів 15 тис.Місяць тому
MUNAMELEK O XAFLADA QALİNJABİN QURUX BADAN LO SAMEEYAY💐❤️🙏🏼
MAALINTA HOYOYINKA ADUNKA IYO AYUUTO TÜRKİ 💝🤗
Переглядів 25 тис.Місяць тому
MAALINTA HOYOYINKA ADUNKA IYO AYUUTO TÜRKİ 💝🤗
MUNAMELEK DHALASHADA SXBTEED AND KONSER 🎵💕❤️
Переглядів 12 тис.Місяць тому
MUNAMELEK DHALASHADA SXBTEED AND KONSER 🎵💕❤️
MEHER AROOS AADAN IYO SABARIIN HAMBALYO 💐🎂👏👏
Переглядів 32 тис.Місяць тому
MEHER AROOS AADAN IYO SABARIIN HAMBALYO 💐🎂👏👏
MY FAMILY CASHO AAN CADİ AHEYN IYO DAMASHAAD😍💕
Переглядів 23 тис.Місяць тому
MY FAMILY CASHO AAN CADİ AHEYN IYO DAMASHAAD😍💕
WAX YAABIHI UGU QATARSANAAA😔VERY DANGEROUS INTAN MAKINADAHA RAREYNAY🥺
Переглядів 26 тис.2 місяці тому
WAX YAABIHI UGU QATARSANAAA😔VERY DANGEROUS INTAN MAKINADAHA RAREYNAY🥺
ALXMD🤲AAD AYAA U MAHADSAN TİHİİN WAAN HELNAY GABADHEYNİİ💋🙏🏼❤️
Переглядів 15 тис.2 місяці тому
ALXMD🤲AAD AYAA U MAHADSAN TİHİİN WAAN HELNAY GABADHEYNİİ💋🙏🏼❤️
CIID WANAAGSAN MALINTEENI KOWAAD E CIIDA
Переглядів 29 тис.2 місяці тому
CIID WANAAGSAN MALINTEENI KOWAAD E CIIDA
VLOG {WAXAAN KU JİRNAA DUGAAN RAADİS💕
Переглядів 17 тис.3 місяці тому
VLOG {WAXAAN KU JİRNAA DUGAAN RAADİS💕
MY FAMILY İYO CADUUMAAD BAY KA SHİDANTAYAHY🤗💕☪️
Переглядів 18 тис.3 місяці тому
MY FAMILY İYO CADUUMAAD BAY KA SHİDANTAYAHY🤗💕☪️
MY ROUTINE {İYO ANAKOO NALA CASUUMAY🥰☪️
Переглядів 32 тис.3 місяці тому
MY ROUTINE {İYO ANAKOO NALA CASUUMAY🥰☪️
MY ROUTINE_{WAXAAN CASUMAYO MUMA MELE SXBTEDA AND FAMİLEKEDA♥️☪️
Переглядів 24 тис.3 місяці тому
MY ROUTINE_{WAXAAN CASUMAYO MUMA MELE SXBTEDA AND FAMİLEKEDA♥️☪️
MY ROUTINE {CASuUMAAD IYO MARTİDİ AYAN KU SHAQEYSTAY🙈☪️🌙
Переглядів 74 тис.3 місяці тому
MY ROUTINE {CASuUMAAD IYO MARTİDİ AYAN KU SHAQEYSTAY🙈☪️🌙
Somalia hanolato😅
❤❤❤
Alaha ku cafiyo wall amiin amiin
❤❤😪😪🤲
😘😘😘😘🙂😘😘❤❤❤
👸❤❤😘😘🤗🤗🤗
❤🇸🇴🇹🇷❤❤❤
Hanbalayo🎉🎉🎉
Naa orod isqari odaygan Abahaa leeg intaad ku faanayso ee ajaanibka ah kkkkkkkkkk
Haniye marka calanka laqadaye wat qerotay 😂say m.a
🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯
Heesaha maxaa ujaraysaa
Masha Allah
Wll tayar xijaabka kubarbaari ilhay wuu kuweydiinayaa sidaada kale akhlaaq daadu waa guudh wallo waad fiican thay
Wall aad ayaan kuutaageeraa hanay❤
Walaal aad ayaan kuutaageeraa❤
Gabadh xidhood badan ayaad thay marka aad xaajiga lasocoto si akhlaaq badan ayaad ulasocotaa sida dumarka qaarkood kudhag dhaga matihid maanshaa alah
Wall dar ilhay ayaan kuujeclahay
Asc
Aamina Aamina ayaa Allah 🤲 ❤
Allah ku Caafiyo Abooyo Wiilka Anas u abay Ayo ❤️
🎉🎉🎉❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤
Masha"Allah 🩵🩵🩵
💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🩵🩵🩵🩵🩵🩵🩵🩵🩵🩵💦💦💦💦💦💦💦💦💦💦🗨🗨🗨🗨🗨🗨🗨🗨🗨🌹
Mash Allah ❤🇸🇴
Asc mashallh
Habo hok iya u faraxsayahay aniga waha yahey nagta hindi iyo dagan o nagta yar iya yahey hox iya ku cegelahay
MaanshAllaah❤❤💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️💙🇸🇴❤️
Soomaali guul codowga wadankeena qurxoon alle hanaga qabto.
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤❤Aamiin Aamiin yaa Allaha
Maashaa alaah uqti waa waxfiican hadii aad nooga soo gudisay 1luulyo maalin wanaagsan ❤❤❤❤❤
Maashaa alaahu
Adigana harow soco macaan Allah ya ku xafido adıyo reer kagaba ❤❤❤
Masha Allah Somaliya iyi Jabuti ha noladan ❤ 🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯 13:02 🇩🇯🇸🇴🇩🇯❤️❤️
Hambalyo 1 da luulyo. Somaaliya ha jirto weligeed ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Haniyey sida dhiigu 100 kuutago ma muqdisho la soo qaado anaga marka somalaland la soo qaado 100 ayuu natgayaa marka ha la is ixtiraamo
😍abyo anaga shacbka rer muqdisho hada nahay waan idin ixtiraamnaa wlhi waan jeclahay rer Somalilan lkn idinka naneceb tan madaxda waa gooni madaxda iyo siyaasad kama hadlaayo shacab marka ladhaho Nama jeclidiin🥺
Wllo qaliyey hadanu nahay reer somaliland idin ma necebanin lkn inta na aflagaadaysa ayaanu iska dhicinaa lkn nacayb ma jiro qurxay
Hamablyo Hamablyo
Haniyey waxan la yaabay waxaad u dabaal degaysaan ,ilaan israaciina waa lagu kala tegey xornimadiina faro laguma hayo
Hadaaa ogaan laheed Mel aan ka imaanay halahaas yar on heysanoba waa alle mahadiii inta dhimanna wey iska imaani dhib malhan xppti 🙏🏼💋
@@Somturkfamily233allaah ha ku xafido rajadaadana ha kuu rumeeyo ,kln anigu markaan dhaqanka dadka somaliyeed u fiirsaday iyo siday u doorsoomeen yar iyo weynba rajo weyn kuma qabo dawlad iska daaye dadkii baaba wax kale noqday dhaqan gaal iyo mid muslin midna ma haysteen way kala jeedaan .sidaanu ducaynayey waan ka daaley.khaatuma khayr rabi ha ina ku arsaaqo.
❤❤❤🇸🇴🫶🇸🇴🫶🇸🇴🫶🇸🇴🫶🇸🇴🇸🇴
M.a hambalyo
Haniyeey abaayo hal mar alpslam prank kusoo samay😂
Masha alaah
Masha allaah hambalyo dhamaan umada somaaliyeed🇸🇴❤
Qur'anka Mar Kasta Bisimka Aalagu Bilaabaa
Hambalyo Soomaaliweyn Meel Kasta Aa Joogtiin
Mash allah somali my dhiiga calankena qurux badan 🎉🎉🎉 hambalyo Hambalyo